Wararkii Ugu Danbeeyay ee Soomaaliya (Somali iyo Ingiriisi) | Wararka Ganacsiga | Wararka Ciyaaraha | Wararka Ku saabsan dhaqaalaha

Ogaysiis Ku Socda Akhristeyaasha Sida Joogtada Ah Ugu xidhan Shabakada Wararka Ee Ramaasnews.

Maamulka iyo hawl-wadeenada Shabakada Ramaasnews, waxa ay ugu bushaaraynayaan akhristayaasha sharafta leh ee sida joogtada ah ugu xidhiidhsan in shabakadu yeelatay server u gaar ah (Dedicated server), kaas oo wax…
The Big Story Posted Friday, 01 June 2012 18:01
Banner

Odaayasha Sanaag Bari Oo Cambaareeyay Hadal Ka Soo Yeeshay Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland, Meeshana Ka Saaray In Ay Martigelinayaan Kooxo Argagixiso Ah.

Badhan (Ramaas) Jun.01, 2012- qaar ka mida odayaadha dhaqanka ee Bariga Sanaag , ayaa maanta si kulul uga jawaabay hadal dhawaan ka soo yeedhay wasiirka gaashaandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali…
Posted Friday, 01 June 2012 18:20

Maamulihii Kastamka Berbera Marxuum Cali Axmed Bulbul Oo Galabta Ku Geeriyooday Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Berbera.

  Berbera (Ramaas)  June, 1, 2012-  Alle ha u naxariistee  Waxa  galabta ku geeriyooday  shil baabuur oo ka dhacay meel u dhaw Magaalada Berbera    maamulihii Kastamka Magaaladaas  Marxuum Cali Axmed…
Posted Friday, 01 June 2012 13:55



Rayiga Dadweeynaha

Photo Gallery

Shaqooyinka Banaan

Job Title
Assistant Engineer - Hargeisa
Community Safety Consultant - Burao - Hargeisa
Field Geologist: NUBIAN GOLD CORPORATION - Hargeisa- Arabsiyo

Arimaha Diinta

Halkan ka akhriso Jawaabaha Su'aalihii aad noo soo gudbiseen todobaadkan. Waxa idiinka jawaabaya su'aalaha todobaadkan Rabi Ajar iyo xasanaad haka siiyee Sh. Maxamed Sh Cumar Diri.

 

 

Voting Poll

Muxuu Yahay Dareenka Ka Dhashay Kulankii Dardaaranka Ahaa Ee Uu Madaxweyne Siilaanyo La Sii Yeeshay Masuuliyiintii Ka Kala Socotay Xukuumadiisa Iyo Xisbiga Kulmiye?

Mid uu ugu bandhigayey qaadashada fasaxiisii caadiga ahaa ee uu dastuurku jidaynayey. - 25.4%
Mid uu ugu bandhigayey xaalad cusub oo ku soo korodhay isbed-bedelka siyaasadda gobolka, xaaladaas oo adag in uu xilligan bulshada u bandhigo. - 19.7%
Mid uu ugaga waramayey isbedel ku yimi xaaladiisa caafimaad. - 22.5%
Mid uu ku sii uruursanayey talooyinka iyo fikradaha uu la shir tegayo, socdaalka uu dhawaan ugu ambabaxayo dalka dibediisa. - 15.5%
Midna. - 16.9%

Total votes: 71
The voting for this poll has ended on: 28 Nov 2011 - 20:00

Banner

Banner